Ereyga Maanta: ilgal
geddiyid eeg geddi². ld gaddin, gaddis, gaddiyid, geddin, geddi.
geddoomid eeg geddoon². ld gaddoomid, gaddoon¹, geddoon.
geddoon (1) ld geddoomi.
geddoon (2) 1. Wax dhinac u dhicid. 2. Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof). 3. Dib u noqosho (wax). ld gaddoon.
gedef (1) 1. ld gadaf². 2. Maro yar oo uu madaxa ku xirto ugaarsaduh.
gedef (2) Xaad dhaadheer oo ka baxda gacmaha dadk.
gedef (3) ld gadaf.
gedfan ld gadfa.
gedfanaan ld gadfanaa.
gedfanaansho ld gadfanaa.
gedfid ld gadfi.
gedgeddi 1. Wax hadba dhinac u rogid. 2. Badeeco ganacsi ku sameyn. 3. Eray fal ah rogrogid. ld gadgadd.
gedgeddin ld gedgeddiyi.
gedgeddis ld gedgeddiyi.
gedgeddiyid eeg gedgeddi. ld gadgaddin, gadgaddis, gadgaddiyid, gedgeddi.
gedgeddoomid eeg gedgeddoon². ld gadgaddoomid, gadgaddoon¹, gedged- doon.
gedgeddoon (1) Isrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan. ld gedgeddoomi.
gedgeddoon (2) Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon.
gediir ld gadii.
gedmad ld gadmash.
gedmasho eeg gedmo. ld gedme.
gedmi Tiro, xisaab iwm cid ka khaldi.
gedmin eeg gedmi. ld gedmi.
gedmis ld gedmi.
gedmisan Wax gadmaday ahaansh.
gedmisanaan eeg gedmisan. ld gedmisanaansh.
gedmisanaansho ld gedmisanaa.
gedmo Tiro, xisaab iwm khaldami.
gedo G. ah: isku fil ah. ld ged (2.
gedood (1) ld gadood.
<< < 624 625 626 627 628 629 630 631 632 633 634 > >>