hoyaatimid ld hoyasho.
hoyaatin (1) 1. Waqti qorrax dhac ah oo hoy la aado. 2. H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd. 3. ld hoyasho.
hoyaatin (2) ld hoyo.
hoyad ld hoyasho.
hoyasho eeg hoyo. ld hoyaatimid, hoyaatin¹ (3), hoyad.
Hoyga eeg Hoy.
hoyi ld hoo³.
hoyin ld hoyn.
hoyn eeg hoo³. ld hoyin.
hoyo Habeen meel ku baryid. ld hoyaatin².
hu 1. Dhar la qaato. 2. ld hub¹. ld hub¹.
hub (1) 1. Qalab lagu dagaalamo. 2. ld hu.
hub (2) Arrin xaqiiqdeeda ogaansho.
hubaal Xog run ah oo wax la xiriirta; xaqiiq.
hubanti Wax hubaal ah.
hubayn eeg hubee.
hubaysan (1) 1. Cid qalab lagu dagaalamo haysata noqosho. 2. Cid arrad tiran noqosho.
hubaysan (2) 1. Cid qalab lagu dagaalamo haysata ahaansho. 2. Cid arrad tiran ahaansho.
hubaysmid eeg hubaysan¹.
hubaysnaan eeg hubaysan². ld hubaysnaansho.
hubaysnaansho ld hubaysnaan.
hubee 1. Cid qalab dagaal siin. 2. Cid dhar siin.
hubi Wax runtooda gaarid.
hubid eeg hub².
hubin eeg hubi.
hubiwaa Wax aan la hubin; shaki.
hubkadhigid (1) Qaadidda cid hub laga qaado.
hubkadhigid (2) (siyaa.) Dhimid, ama joojinta isticmaalidda hubka.
hubqaad 1. (-dyo, m.l) Fil lagu dagaal geli karo oo la gaaro. 2. Qaab dharka loo xirto.
hubqaadasho Diyaar garowga iyo qalab uruursiga cid dagaal geli rabta ay samayso. ld hubqaadid.
<< < 754 755 756 757 758 759 760 761 762 763 764 > >>