Ereyga Maanta: gurxan
beddelmid eeg beddelan¹. ld baddalmid.
beddelnaan eeg beddelan². ld baddalnaan, baddalnaansho, beddelnaansho.
beddelnaansho ld beddelnaan.
beddelo 3 (-eshay, -elatay) 1. (f.g) Wax, wax kale dhaafsasho. 2. (f.mg) Ka b.: qof meel hawl ka hayey meel kale oo uu hawshiisii ka si wato aadid.
beden 1. Gaadiid badeed doonta ka yar huurigana ka weyn oo lagu kalluumeysto. 2. Oogada dadka.
beder (1) ld bedrid.
beder (2) Wax sida faras iwm orodkooda tijaabin.
bedertami Wax orod ku tartansiin. ld baratami, baratansii, bedertansii, beretami.
bedertamid eeg bedertan². ld baratamid, beretamid.
bedertamin eeg bedertami. ld baratamin, baratansiin, baratansiis, bedertansiin.
bedertan (1) Tartansiinta wax orod lagu tartansiiyo. ld baratan¹, beretan¹.
bedertan (2) Wax orod ku tartamid. ld baratan², beretan².
bedertansii ld bedertami.
bedertansiin ld bedertamin.
bedertansiis ld bedertamin.
bedqab 1. Nafley, nabad, caafimaad iwm ku sugnaansho. 2. Wax guri ka ahaansho.
bedqabid eeg bedqab. ld bedqabis.
bedqabis ld bedqabid.
bedrid eeg beder². ld beder¹.
beeb ld bayb.
beeba Ciyaar lagu jidboodo oo laga yaqaan degaanka webiyada, gaar ahaan magaalo-xeebeedyada koonfureed (Xamar, Marka iyo Kismaayo).
beec ld biic (1).
beeci ld biici.
beecin ld biicin.
beecis ld biicin.
beecmushtar (1) 1. ld biicmushtari. 2. ld biicmushtarid.
beecmushtar (2) ld biicmushtar².
beecmushtari ld biicmushtari.
beecmushtarid ld biicmushtarid.
beecsad ld biicsasho.
<< < 124 125 126 127 128 129 130 131 132 133 134 > >>