garyaqaan 1. Nin xeerarka iyo dhaqammada bulshada ku xeeldheer. 2. Qof sharciga dawliga ah aqoon u le.
gas Timo ama dhogor dheer oo aan la daryeellin. ld gasaa.
gas xidid Kor ka bax hal unugley ah oo dhuumaysan oo ka soo baxa dubka sare ee unugga xididka. Waxa uu leeyahay derbi dhuuban oo had iyo jeer deris la ah carrada. Tiro badan oo gas xidid ah ayaa ka baxa dub duleedka, marka uu xididku sii dheeraadana waxa baaba'a gas xididka gaboobey waxaana soo baxa midcusu.
gasaaro Noocyada lo'da jaad ka mid ah oo gaagaaban, caal aan lahayn, lehna geeso yaryar iyo caano bada.
gasaas ld ga.
gasangas Geed gaab leh laamo jilicsan oo faalala iyo bari weyn oo dharka lagu mayrt.
gasar Cudur ku dhaca xiriirta lafdhabarta oo qaarka sare isku jajabiya oo dadka tuur u yeela; faj.
gasariir Ceeb wey.
gasariir1 1. Abaar daran. 2. Turriinsho la'aan; naxdiin la'aan. ld geseriir. gasariir2 1. Wax abaar darani heshay ahaansho. 2. Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir. gasariirid eeg gasariir². ld geseriiri.
gasayar Bilaha dayaxa tooda siddeedaad oo soonqaadka ka horraysa; shacbaa.
gasayn eeg gase.
gasaysan Wax gaso la geliyay ahaansho (xoolo.
gasaysasho eeg gasays.
gasaysnaan eeg gasaysan. ld gasaysnaansh.
gasaysnaansho ld gasaysnaa.
gasayso Xoolo gaso ku xaraysash.
gasee Xoolo gaso geli.
gash ld ges.
gashaan1 Nin, naag uusan qabin ula dhaqmo sida ooridiisii. gashaan2 1. Naag, nin aan qabin ula dhaqanto sida saygeeda. 2. ld gashaant. gashaanti Gabar da'ahaan u bisil aqalgal ama aroos. ld gashaan² (2).
gashaantinnimo Gashaanti ahaansh.
gashad eeg gash.
gashan Wax shay la fasilay ama la tolay xiran ahaansh.
gashanaan eeg gashan. ld gashanaansh.
gashanaansho ld gashanaa.
gashi 1. Shaati. 2. Qaan; ma.
gashiisho Galley shiidan oo la kariyey; soor. ld geshiish.
page : 48 of 102
<< < 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 > >>