fasakho Haweeney saygeeda oo aan ogeyn ama ka raalli ahayn iska furid. ld fasaqo.
fasal 1. Qaybaha buug lee- yahay midkood. 2. Heerarka waxbarashada dugsiga midkood. 3. Xilli wax la beeri karo. 4. Dalagga hal xilli beer ka soo go'a.
fasaleeti 1. Maro yar oo afka lagu tirto. 2. Maro yar oo midabo leh oo haweenku madaxa saartaan; masar. ld safaleeti.
fasaq (1) ld fasakhid.
fasaq (2) ld fasakh².
fasaqan (1) ld fasakhan¹.
fasaqan (2) ld fasakhan².
fasaqasho ld fasakhasho.
fasaqid ld fasakhid.
fasaqmid ld fasakhmid.
fasaqnaan ld fasakhnaan.
fasaqnaansho ld fasakhnaan.
fasaqo ld fasakho.
fasas (1) 1. (daaw.) Caallir dhaawac yeesho. 2. F. ah: neef si wada jir ah loo qasho, qofkii lahaana hadhow si wadajir ah loogu gudo.
fasas (2) (daaw.) Dhaawac caallirid.
fasasi (daaw.) Dhaawac caallirin.
fasasid eeg fasas².
fasasin eeg fasasi.
fasaso Fasas qaybsasho.
fasax (1) 1. Oggolaan. 2. Nasasho hawlaha iyo dugsiyada lagaga nasto.
fasax (2) 1. Oggolaansho siin. 2. Hawl ka nasin (cid).
fasaxid ld fasixid.
faseexad Bir yar oo layskula dhejiyo qalbacyada, albaabada, daaqadaha iwm.
fashal (1) 1. Guuldarro. 2. ld fashalid.
fashal (2) 1. Guuldarro la kulmid. 2. ld fashali. ld fashil².
fashalaad ld fashalid.
fashalan (1) Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan¹.
fashalan (2) Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan².
fashali Fashal ku ridid. ld fashili.
fashalid eeg fashal². ld fashal¹ (2), fashalaad, fashil¹, fashilaad.
<< < 533 534 535 536 537 538 539 540 541 542 543 > >>