Ereyga Maanta: dhabataysi
gentaal (1) ld gantaal.
gentaal (2) ld gantaal.
ger ld gar.
gerbi Naasley cunta xoolaha iyo dadka oo badi ahaan ku nool dalalka qabo.
gerdi ld gard.
gerennuug ld garannuu.
gergaar (1) ld gargaar.
gergaar (2) ld gargaar.
gergaarid ld gargaari.
gerger 1. Xoolo la siiyo qof tol ah oo baahan. 2. Wax sadaqo loo bixiyo; qurbaa.
gerhays Khidmad laga siiyo geel la iibiyay qof la socd.
geri 1. Naasley ugaarta ka mid ah, laxaad weyn, Afrika laga helo, raamsata, luqunta iyo addimada u dheer, oo leh harag adag oo barbarro leh. 2. Ul yar oo u dhexeysa laanta digirta iyo balagg.
geribbaxan Naag aan la qabi.
gerinnuug ld garannuu.
gerqaad (1) Hoggaaminta wax la hoggaamiyo ama la hor kac.
gerqaad (2) Wax hoggaami.
gerqaadid eeg gerqaad.
gerseriir (1) ld gasariir.
gersur (1) Ciyaar qof meel sare oo uu gacmaha ku hayo garka la surt.
gersur (2) Ka g.: Qof, meel sare oo uu gacmaha ku hayo garka saarash.
gersurasho eeg halqaad (2): Shax la degay si loo ciyaaro hog u banneyn. ld gersuri.
gersurid eeg gersur .
gerweyn ld garwey.
geseriir (1) ld gasariir.
geseriir (2) ld gasariir.
geseriirid ld gasariiri.
gesh Alaab; qalab. ld gas.
geshi ld geshi.
geshiinayn eeg geshiine.
geshiinee Ku g.: meel habeen ku dhixid marka safar dheer lagu jir.
<< < 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 > >>