Ereyga Maanta: jeeraarin
goonnibbaar2  Wax xabbad ku ridid. ld goolibbaar². goonnibbaarid  goonibbaar². ld goolibbaarid.
goonnidaaq  G. ah: biciid, deero, geri iwm. oo aan la daaqin raxan ee cidlajoog ah.
goonno  Googgarad gaabaan oo aan duluc lahayn oo haweenku qaataan.
goor  1. Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; kol; xilli; waqti; ammin. 2. G.tiiba: isla waqtigii. 3. Goor ka goor ama ka goor ka goor: waqti ilaa waqti.
gooraamid  eeg gooraan.
gooraan  1. (f.g) Wax hareerayn. 2. (f.mg) Maanso tirin.
gooriilla  ld goriilla.
gooryaan  Deriskunool dhuuban, dheer, cad, oo caloosha nafleyda qaarkeed ku nool.
gooryaan-miiq  (c.nafl.) Deris ku nool ka tirsan qaybta la yiraahdo “nematode” wuxuu ku noolyahay qaybta sare ee xiidmaha waaweyn dhediggu (12 mm.) way ka weyntahay labka. Dabada ayuu ka soo baxaa, ukuntiisana ku daadiyaa waana dhintaa. Haddii ukumaha qof liqo way dillaacayaan. Wuxu keenaa cudur caruurta addunka oo dhan ku dhaca.
gooryaan-mulaax  (c.nafl) Midkasta oo ka tirsan koox gooryaan ah oo kor dheer oo dhuuban leh, wuxuuna ku dul noolyahay xiidmaha dadka iyo lafdhabarleyda.
gooryoomid  eeg gooryoon².
gooryoon1  Harraad aad u badan; asqo. gooryoon2  Nafley aad u harraadid. goos  Nooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samayn jirey.
goosaar1  ld koosaar¹. goosaar2  ld koosaar². goosaaran  ld koosaaran.
goosaarasho  ld koosaarasho.
goosaarid  ld koosaarid.
goosaarnaan  ld koosaarnaan.
goosaarnaansho  ld koosaarnaan.
goosaaro  ld koosaaro.
goosad  1. Koox ari ah oo lumay. 2. ld goosasho.
goosan1  1. Koox ari ah oo luntay. 2. Koox aan badnayn oo ciidan ah. goosan2  Qayb ari soofay ka mid ah lumid. goosarad  Timir 25 kiilo ah oo callaal, jawaan iwm ku jirta. ld koosarad.
goosasho  eeg gooso. ld goosad (2), goosi.
goosato1  1. Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya. 2. Cambaarmadow. ld goosey¹, gooye. goosato2  Geed weyn oo aan qodax lahayn oo dhala miro macaan oo la cuno. ld goosey².
page : 80 of 102
<< < 75 76 77 78 79 80 81 82 83 84 85 > >>