Ereyga Maanta: liifmid
dhabarjabideeg dhabarjab². ld dhabarjab¹ (3).
dhabarjebi1. Qof hawl dhib badan ku qabasho. 2. Gadaal ka soo wareerid (cadaw iwm).
dhabarjebin1Heerka bislaanshaha miraha ee gahayrnimada ka dambeeya.
dhabarjebin2eeg dhabarjebi. ld dhabarjebis.
dhabarjebisld dhabarjebin².
dhabarjebsheCudur xanuun leh oo ku dhaca dhabarka nafleyda.
dhabarjeedi1. Cararid. 2. Cid wax u diidid.
dhabarjeedineeg dhabarjeedi. ld dhabarjeedis.
dhabarjeedisld dhabarjeedin.
dhabarxanuunXanuun dhabarka ku dhaca.
dhabas1Koore duug ah.
dhabas2Wadaan aad u dhammaatay.
dhabashoeeg dhabo. ld dhabad.
dhabataysadld dhabataysasho.
dhabataysashoeeg dhabatayso. ld dhabataysad, dhabataysi.
dhabataysild dhabataysasho.
dhabataysoQof qumanyaysasho.
dhabatoKarti isha dadku leedahay oo la rumaysanyahay inay cid wax ku yeeli karto.
dhabayneeg dhabee.
dhabayocoDh. ah: qof saqajaan ah.
dhabbabireedJidka tareenku maro.
dhabbac11. Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigto. 2. ld dhabbicid.
dhabbac2Si loo seexdo oo qofku caloosha dhulka dhigid.
dhabbacanWax dhabbac u jiifa ahaansho.
dhabbacashoeeg dhabbaco. ld dhambacaadsad, dhambacaadsasho, dhambacaadsi.
dhabbacnaaneeg dhabbacan. ld dhabbacnaansho.
dhabbacnaanshold dhabbacnaan.
dhabbacoDhabbac u jiifsasho (qof). ld dhambacaadso.
dhabbaggacalWadiiqo yar oo isku xirta laba qoys oo deris ah.
dhabbaggal11. Waddada geelu ku arooro. 2. ld dhabbaggelid.
<< < 78 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 > >>