Ereyga Maanta: xasaw
dhacaamideeg dhacaan³. ld dheecamid.
dhacaan1Hoore layiig ah oo ka yimaada nabar ama dhaawac gaaray oogada noole. ld dheecaan¹.
dhacaan2(baay.) Hab hawleed uu qanjir dhiigga ama dhacaanka soohyada wax kala soo baxo oo kaddib u beddel kiimikaad ku sameeyo si uu u soo saaro walax lagu isticmaali karo jirka dheexdiisa ama dibedda looga saarayo.
dhacaan3Oogada noole nabar ama dhaawac gaaray awgeed hoore layiig ah ka imaansho. ld dheecaan².
dhacaan-ganaceed(c.nafl.) Dhacaanka ka qayb qaata dheefshiidka oo laga sameeyo ganaca. Soo saarkeed waxa kiciya hormoonayaal laga soo daayo xiidmaha qayb ka mid ah (duwoodenam) oo ayagana ay kicisay taabasha cunnada caloosha ka soo dagtay.
dhacadiid1Si loo seexdo oo qofku dhabarka dhulka dhigo. ld dhacadiidid.
dhacadiid2Qof dhabar u seexasho. ld dhacdiid².
dhacadiidideeg dacadiid². ld dhacadiid¹, dhacdiid¹, dhacdiidid.
dhacadiidsadld dhacadiidsasho.
dhacadiidsashoeeg dhacadiidso. ld dhacadiidsad, dhacadiidsi, dhacdiidsad.
dhacadiidsild dhacadiidsasho.
dhacadiidsoDacdiid u seexasho. ld dhacdiidso.
dhacamaggalld dhacmaggal.
dhacamild dhacmi.
dhacaminld dhacmin.
dhacamisld dhacmin.
dhacan1Ood weyn oo xeryaha afka laga saaro; oodafo; jiitin; oodrogo; buuxsin.
dhacan2La dhacay; xoolihii laga qaaday.
dhacan3Qof la dhacay ahaansho.
dhacar1. Cagaar soo baxa waqtiga jiilaalka ah. 2. Dhirta dhulka oomanaha ah ka baxda oo biyaha badan, oo xoolaha daaqayaan oomin. 3. Xoolaha, oo dhirta jaadkaas ah, la daajiyo.
dhacaradld dhacarasho.
dhacarashoeeg dhacaro. ld dhacarad, dhacarsad, dhacarsasho, dhacarsi.
dhacaratoDadka xoolohooda geeya oo ku dhaqa dhulka dhacarta leh oo oomanaha ah. ld dhacarsato.
dhacariXoolo meel dhacar leh soofin.
dhacarineeg dhacari. ld dhacaris.
dhacarisld dhacarin.
dhacaroDhul oomane ah oo dhacar leh, xoolo ku hayn oo ku dhaqaalayn; dhaqar daaqid. ld dhacarso.
dhacarsadld dhacarasho.
dhacarsashold dhacarasho.
dhacarsatold dhacarato.
<< < 81 82 83 84 85 86 87 88 89 90 91 > >>