Ereyga Maanta: saawir
dhacarsild dhacarasho.
dhacarsold dhacaro.
dhacdhac11. Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi. 2. Hal hal u qubasho; daadad. 3. Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid.
dhacdhac21. Tabaryar darteed la kufkufasho; liiqliiqid; dalanbaabbin. 2. Dhawr mar dhicid.
dhacdhicideeg dhacdhac². ld dhacdhac¹ (5), dhicdhicid.
dhacdiid1ld dhacadiidid.
dhacdiid2ld dhacadiid².
dhacdiididld dhacadiidid.
dhacdiidsadld dhacadiidsasho.
dhacdiidsashold dhacadiidsasho.
dhacdiidsild dhacadiidsasho.
dhacdiidsold dhacadiidso.
dhacdoAmar, arrin.
dhaclaynld dhaaclayn.
dhaclaysanld dhaaclaysan.
dhaclaysnaanld dhaaclaysnaan.
dhaclaysnaanshold dhaaclaysnaan.
dhacleld dhaacle.
dhacleeld dhaaclee.
dhacma-ku-dhegGeesariyoodka.
dhacmaggalMaqal ari oo aad u yar yar. ld dhacamaggal.
dhacmi1. Ood xaro xoolaad afka ka saarid. 2. Ood weyn, cufan, xero ku adkayn. ld dhacami.
dhacmideeg dhacan².
dhacmineeg dhacmi. ld dhacamin, dhacamis.
dhacnaaneeg dhacan³. ld dhacnaansho.
dhacnaanshold dhacnaan.
dhacsaal1Daal aad u badan.
dhacsaal2Aad u daalid.
dhacsaalideeg dhacsaal².
dhacsadld dhacsasho.
<< < 82 83 84 85 86 87 88 89 90 91 92 > >>