Ereyga Maanta: gawre
dhamas2Ul weyn, culus, adag oo aan qornayn.
dhambaal1. Farriin farxad leh oo cid loogu hambalyeeyo. 2. Warqad rasmi ah oo dawlado, hay'ado iwm isu diraan.
dhambaalsideQof u qaybsan qaadidda dhambaallada, Taararka. ld dhambaalwade, dhambaalwale.
dhambaalwadeld dhambaalside.
dhambaalwaleld dhambaalside.
dhambacBuur dhinaceeda hoose.
dhambacaad1ld dhambacaadid.
dhambacaad2Seexasho qof caloosha hoos marsado.
dhambacaadiCid dhambacaad u jiifin.
dhambacaadideeg dhambacaad². ld dhambacaad¹, dhambacaadis².
dhambacaadineeg dhambacaadi. ld dhambacaadis¹.
dhambacaadis1ld dhambacaadin.
dhambacaadis2ld dhambacaadid.
dhambacaadsadld dhabbacasho.
dhambacaadsashold dhabbacasho.
dhambacaadsild dhabbacasho.
dhambacaadsold dhabbaco.
dhambal11. Dh. ah: galley hal mar makiinad lagu burburiyey. 2. ld dhambalid.
dhambal21. Raro. 2. Nooc aleesha ka mid ah oo inta la taxo dhiilasha iwm lagu qurxiyo. ld dhombol.
dhambal31. Wax si dherer ah u kala dillaacin. 2. Galley shiidid.
dhambalan1Wax la dhambalay noqosho.
dhambalan2Wax la dhambalay ahaansho.
dhambalashoeeg dhambalo.
dhambalideeg dhambal³. ld dhambal¹ (2).
dhambalmideeg dhambalan¹.
dhambalnaaneeg dhambalan². ld dhambalnaansho.
dhambalnaanshold dhambalnaan.
dhambalo1. (f.g) Wax si dherer ah u kala dillaacsasho. 2. (f.g) Galley hal mar ku shiidasho. 3. (f.mg) Ka dh.: maanso cid ka dheegasho.
dhamcasoDigirta geedka ku taal inta aysan bislaan.
dhamideeg dhan². ld dhamis, dhamitaan.
<< < 94 95 96 97 98 99 100 101 102 103 104 > >>