Ereyga Maanta: qurdan
dhasiiqBakhayl.
dhataqCod lagu muujiyo wax, wax aad cumur u ah, ku dhacaya.
dhaw1ld dhaaw¹.
dhaw2(dhebay, dhebtay; dhebi) 1. Wax nabar ku dhufasho. 2. Nin, naag u galmood. 3. ld dhaaw².
dhawaajiKa dh.: wax dhawaaq ka keenid.
dhawaajineeg dhawaaji.
dhawaanld dhowaan (2).
dhawaandhaladld dhowaandhalad.
dhawaanshold dhowaan (1).
dhawaansooggalld dhowaansooggal.
dhawaaq11. Cod dheer oo afka laga yiraahdo; qaylo; (muus.) dh. muusiqada. 2. ld dhawaaqid.
dhawaaq2(nax.) Habka ku dhawaaqidda xaraf ama erey.
dhawaaq31. Cod dheer afka ka dhihid. 2. Ku dh.: wax cusub sheegid.
dhawaaqideeg dhawaaq³. ld dhawaaq¹ (2).
dhawaati1Raad ka samaysmay geel badan oo isdaba socda waqti dhado jirto.
dhawaati2Geel badan oo isdaba jooga raad samayn.
dhawaatiyideeg dhawaati².
dhawanld dhaawan.
dhawanaanld dhaawanaan.
dhawanaanshold dhaawanaan.
dhawashold dhaawasho.
dhawdhawGargaraacidda; dubbaynta.
dhawdhawleShimbir dhoor iyo af dhuuban oo xooggan leh oo hoygeeda geedaha ka samaysata. ld dhawdhawley.
dhawdhawleyld dhawdhawle.
dhaweeld dhowee.
dhaweynld dhoweyn.
dhaweysadld dhoweysasho.
dhaweysashold dhoweysasho.
dhaweysild dhoweysasho.
dhaweysold dhoweyso.
<< < 109 110 111 112 113 114 115 116 117 118 119 > >>