Ereyga Maanta: fitaaxsanaansho
dhubdhub1. Meel la maro oo ciriiri ah. 2. Waddo buuro isu dhow dhex marta oo dhib lagu mari karo.
dhubuqdhubuqld dhibiqdhibiq.
dhucayDhalo ka yar dhaloyareyda oo qaadda saddex farshiid.
dhud11. Daliigo miiqan ama soohan, oo inta laysku jebsho, xargaha laga sameeyo, middood. 2. Summan ama xargo qalab ka koobanyahay middood. 3. Maro shan mitir ah. 4. Jirrid dhuuban.
dhud2(fiis.) Fallaadho ileys oo u socda si urursan. Waxa ay ka koobnaan kartaa saxaro (sida, dhud elektaroon) ama kaahin birlab danabeed (sida, hud raadar).
dhudhuhlaynld dhuxdhuxlayn.
dhudhuhleeld dhuxdhuxlee.
dhudhumiWax dhudhun ku cabbirid.
dhudhumineeg dhudhumi. ld dhudhumis.
dhudhumisld dhudhumin.
dhudhun1. Gacanta inta u dhexeysa xusulka iyo sacabka. 2. Dhudhun iyo sacabka oo fidsan oo is wata (cabbir).
dhudhunkutaagleQof gacmihiisa aad u xoog badanyihiin.
dhudhunsadld dhudhunsasho.
dhudhunsanWax la dhudhumiyey ahaansho.
dhudhunsanaaneeg dhudhunsan. ld dhudhunsanaansho.
dhudhunsanaanshold dhudhun- sanaan.
dhudhunsashoeeg dhudhunso. ld dhudhunsad.
dhudhunsoWax dhudhun ku cabbirasho.
dhudhusld dhusundhus.
dhudhuubBiyamareen dhuuban.
dhufaan11. (-nno, m.dh) Dh. ah: neef xoolo ah la xiniinya baxshay. 2. ld dhufaanid.
dhufaan2Neef xoolo ah xiniinya bixin.
dhufaanan1Wax la dhufaanay noqosho.
dhufaanan2Wax la dhufaanay ahaansho.
dhufaanideeg dhufaan². ld dhufaan¹ (2).
dhufaanmideeg dhufaanan¹.
dhufaannaaneeg dhufaanan². ld dhufaannaansho.
dhufaannaanshold dhufaannaan.
dhufadld dhifasho.
dhufashold dhifasho.
<< < 150 151 152 153 154 155 156 157 158 159 160 > >>