Ereyga Maanta: goldooxid
dhuudhuuleQudde.
dhuudhuumashold dhuundhuu- masho.
dhuudhuumashowld dhuundhuu- mashow.
dhuudhuumold dhuundhuumo.
dhuug1Cayayaan ay fowfowlaha isku bahyihiin, leh af dhuuban oo uu dhiigga xoolaha kaga nuugo, geeluna dhukaanka ka qaado.
dhuug21. Biyo iwm afka ama qalab kale, ku soo jiidid. 2. Sigaar cabid. ld dhuuq.
dhuugeGeed-gaab aan qodax lahayn oo dhirta daawada ka mid ah.
dhuugideeg dhuug². ld dhuugis, dhuuqid, dhuuqis.
dhuugisld dhuugid.
dhuuji1. Wax si xoog ah gacanta ugu qabasho. 2. Wax meel ku adkeyn. Tus. “Foostada furka ku dhuuji”.
dhuujineeg dhuuji. ld dhuujis.
dhuujisld dhuujin.
dhuukiSi tartiib ah oo gaadmo ku jirto u socosho (nafley).
dhuukineeg dhuuki. ld dhuukis.
dhuukisld dhuukin.
dhuumaalaysadld dhuumaalaysasho.
dhuumaalaysashoeeg dhuumaalayso. ld dhuumaalaysad, dhuumaalaysi.
dhuumaalaysild dhuumaalaysasho.
dhuumaalayso 1. Dhuu mashow cayaarid (qof). 2. Gag- gabbasho; dhuundhuumasho.
dhuumaashowld dhuumashow.
dhuumashoeeg dhuumo.
dhuumashowCayaar carruurtu cayaarto oo hadba inta qaar dhuunto qaarka kale doondoonaan. ld dhuumaashow.
dhuumatoFeer yarada geelu meesha ay ka haysato lafdhabarka hilibka ku yaal; hulkujir.
dhuumoMeel aan muuqaalkiisa looga jeedin galid (nafley).
dhuumoodGeed dheer, qodxo lahayn, laamo toosan, jilicsan oo dhuun laga dhigto leh.
dhuun11. Caano si aad ah u suusacay. 2. Malax. 3. Dh.kayga, dh.kaaga iwm: naftayda, naftaada iwm.
dhuun21. Tuubada cuntada caloosha geysa; hunguri. 2. Bir, caag iwm dhexda ka daloola, oo hooraha lagu nuugo. 3. Jid toosan oo dhuuban.
dhuun shahwo goyneeg dhufaanid.
dhuun-goys(taar.) Qalab ama aalad loo isticmaal ijiray in dambiilayaasha lagu surgooyo, gaar ahaan waxa laga isticmaali jiray dalka Faransiiska waqtiyadii hore.
dhuun-limf(dhuumo ..., m.) (c.nafl) Dhuumo u eg aroorayaasha, kuwaasi oo limf ka soo qaada nudaha kuna shuba aroorayaasha waaweyn ee wadnaha gala.
<< < 158 159 160 161 162 163 164 165 166 167 168 > >>