dinqild danaq.
dinqinld danqid.
diq11. Raad badan. 2. D. ah: meel wax badan la dagganaa oo ciiddeedu xumaatay. 3. D. ah: biyo dhadhankoodii iyo urtoodii isbeddeleen.
diq21. Ku d.: meel cagta ku badin (xoolo, ugaar iwm). 2. Ka d.: wax aad u nicid. 3. D. ah: weel buuxa in kale ku ciriiriyid.
diqaysanWax dhadhankoodii iyo urtoodii doorsantay ahaansho (biyo).
diqaysnaaneeg diqaysan. ld diqaysnaansho.
diqaysnaanshold diqaysnaan.
diqdiq1ld diqdiqo¹.
diqdiq2Wadiiqo yar oo cagta dadku samayso, oo isku xirta laba guri ama guri iyo beer.
diqdiqashoeeg diqdiqo².
diqdiqayneeg diqdiqee.
diqdiqee1. (f.g) Cid cunno siin. 2. (f.mg) Labo meelood si joogto ah isaga socodka.
diqdiqo11. Socodka laba meelood si joogto ah laysaga socdo. 2. Waddo dhuuban; wadiiqo. ld diqdiq¹.
diqdiqo2Ku d.: cunto cuniddeeda ku noqnoqosho.
diqideeg diq².
diqo1. Yaqyaqsi. 2. Hilib la shiiday oo suugada lagu daro. 3. Meel dhiriq iyo wasakh badan.
diqooKa d.: wax yaqyaqsi leh aad u nicid.
diqoobideeg diqow.
diqoodeeg diqoo.
diqow1Isbeddelka dhadhanka iyo urta biyaha ku dhaca.
diqow2Diq noqosho (biyo).
diqsild duqsi, tixsi.
dir1Dad ama xoolo isku asal ah oo meel ka soo wada jeed; jaad; dhur.
dir2(baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolayaasha, taasi oo ka kooban hal ama in ka badan oo isku eg. Dirarka isu eg waxa loo kooxeeyaa faylan ahaan.
dir3(nax.) Waxaa lagu magacaabaa koox ereyo ah oo wadaaga hal ama dhawr dabeecadood, sida magacyada.
dir41. Wax meel joogay ama yiil meel kale aaddin. 2. Ku d.: qof, qof kale xumaan uga dheegid si uu ula colloobo.
diraac1. Afaarta xilli oo sanadku u qaybsamo, mid ka mid ah oo u dhexeeya dayrta iyo guga; jilaal. 2. Xilli barwaaqo ah oo guga bartamihiisa ah.
diraacashold diraacsasho.
diraacgoodBisha toddobaad ee sannad qorraxeedka.
diraacold diraacso.
<< < 178 179 180 181 182 183 184 185 186 187 188 > >>