Ereyga Maanta: iimee
diyaarsanWax la diyaariyey ama is diyaarshey ahaansho.
diyaarsanaaneeg diyaarsan. ld diyaarsanaansho.
diyaarsanaanshold diyaarsanaan.
diyaarsashold diyaarso.
diyaarsoWax diyaar ka dhigasho (qof).
diyeenjeefaloon(c.nafl.) Qayb ka mid ah maskaxda oo ka kooban: epithalamus, dorsal thalamus, iyo fentral thalamus.
diyoHanti ku waajibtay qof cid dilay oo la siiyo ehelada qofka laga dilay.
diyuuteeriyamSumaddeedu waa D. Iskugod haydarojiin oo deggan si dabiici ahna u jira, bu'diisuna ka koobantahay hal borotoon iyo hal niyuutaroon. Markaas cuf-atamkiisu waa ugu dhawaan labanlaabka kan haydarojiinta.
docBarbar; dhinac.
docfaruur1Ballanfur lagu sameeyo arrin la isku ogaa. ld gantafaruur¹.
docfaruur2Arrin la isku ogaa ballanfuryo ku sameyn. ld gantafaruur².
docfaruurideeg docfaruur². ld gantafaruurid.
dockayeerQof hadal socda, hadal aan xikmad lahayn ku darsada.
doco1. Saxaro adkaatay xoog isaga keenid; jiirasho. 2. Jiirasho (nafley dhaleysa). ld duco².
docogeysiTuugidda.
docolJaad geedaha ka mid ah oo mareerka u eg oo miro la cuno leh.
docoshoeeg doco. ld ducasho.
dogobJirrid weyn oo qallalan. ld degeb.
dogoxD. ah: qof weyd ah.
dohDhul godan, carro jilicsan oo biya-qabatin leh.
dohashold dihasho.
dohold diho.
dokhoshDhismo gaboobay oo jajabay oo ka samaysan qoryo iyo caws duug ah.
doktoor1. Takhtar. 2. Qof shahaado jaamacad laga bixiyo tan ugu sarraysa haysta. ld dotoor.
doktoornimoDaktoor ahaansho. ld dotoornimo.
dokumenti1. Warqad war muhiim ihi ku yaallo sida shahaado, warqad aqoonsi iwm. 2. Raad taariikheed muhiim ah.
dolmayt(jool.) Macdan ku dhow ili-ka-gudubtay oo ka kooban kaarboonayt laba luxdan oo ah kaalshiyam iyo magniisiyam; amase waa dhadhaab sida qaalibka ah loo yaqaan magniisiyam-dhagax nuuradeed oo macdantu tahay qaybta ugu mudan.
doob1Nin aan weli guursan.
doob2Cad yar, qaab kiish leh, cod weyn bixiya oo awrkaqooqani afka soo rido; gulgulo. ld doobbo.
doobbadillaacsadld doobbadillaacsasho.
<< < 182 183 184 185 186 187 188 189 190 191 192 > >>