Ereyga Maanta: qaflad
daddanaan eeg daddan. ld daddanaansho, deddanaan, deddanaan- sho.
daddanaansho ld daddanaan.
daddil Xawayaanka inta dadka kula dagaalanta herdida, durdurada, xaraatida.
daddo ld deddo.
daddoo ld deddoo.
daddoobid ld deddoobid.
daddood ld deddood.
daddow ld deddow.
dadduuc Ku d.: wax culus si khasab ah ku wadid.
dadduucid eeg dadduuc.
dadid ld dedid.
dadlaq ld dadliq.
dadliq D. ah: meel biyo badan oo dadka aan dabbaasha aqoon ku haftaan. ld dadlaq.
dadmid ld dedmid.
dadnaan ld dednaan.
dadnaansho ld dednaan.
dadnimo Dad ahaansho.
dadoobid eeg dadow.
dadow Dad noqosho.
dadqaad D. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool.
dadqaadnimo Dadqaad ahaansho.
dadqal Nin hilibka dadka cuna.
dadqalad Dadqalnimo.
dadqaladnimo ld dadqalnimo.
dadqalatanimo Dadqalato ahaansho.
dadqalato 1. Naag dadka qalata oo hilibkiisa cunta. 2. (m.u) Koox dad ah oo hilibka dadka cunta.
dadqalnimo Dadqal ahaansho. ld dadqaladnimo.
dadweyne Ummad inteeda la xukumo ee aan maamulka siyasiga wax ka hayn.
dadyahan Nafley dadka qalata oo hilibkiisa cunta.
daf (1) (muus.)Durbaan yar oo shulushyo bir ah leh.
<< < 300 301 302 303 304 305 306 307 308 309 310 > >>