Godan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xiidmaha yar yar meesha qalloocan ee ay ka lowdaan. 2. ld godin. Magac fala.

Godan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Wax la godey ahaansh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga godan

yaanbo | caag | daaco | gaalleef | xaarin | xagaafo | xalleefato | badiil | bagaf | bakoorad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg