Ereyga Maanta: darfooley
jalbaysnaan ld jidbaysnaan.
jalbaysnaansho ld jidbaysnaan.
jalbeeb (1) Hoosgalbeed.
jalbeeb (2) Sheeko iyo kaftan aan turxaan lahayn; kaftan; haasaawe.
jalbeebad ld jalbeebsasho.
jalbeebasho eeg jalbeebo. ld jalbeebad, jalbeebsad, jaalbeebsasho, jalbeebsi.
jalbeebi Goor galab ah cid haasaawin.
jalbeebin eeg jalbeebi.
jalbeebo Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn cid u jeedin. ld jalbeebso.
jalbeebsad ld jalbeebasho.
jalbeebsasho ld jalbeebasho.
jalbeebsi ld jalbeebasho.
jalbeebso ld jal-beebo.
jalbeebtamid eeg jalbeebtan². ld jalbeebtan¹(2).
jalbeebtan (1) 1. Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn oo laba qof iyo ka badan isdhaafsato. 2. ld jalbeebtamid.
jalbeebtan (2) Dad kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn isdhaafsasho.
jalbo ld jidbo.
jalboo ld jidboo.
jalbood ld jidbood.
jaldhaf Sanqadha ka yeerta kabaha lagu soconayo.
jaldi (1) ld jildi¹.
jaldi (2) ld jildi².
jaldisasho ld jildisasho.
jaldiso ld jildiso.
jaldiyasho ld jildiyasho.
jaldiyid ld jildiyid.
jaldiyo ld jildiso.
jalee ld jalasii.
jaleefan (bot.) Geed qodxeed cadaadda la bah ah, quulle iyo xabagcad oo la cuno leh.
jaleelo (bot.) Geedgaab aan qodax lahayn oo caleentiisa daawo ahaan loo isticmaalo.
<< < 819 820 821 822 823 824 825 826 827 828 829 > >>