Ereyga Maanta: caynaano
garabsaar2  Is jirid. Tus. “G. dab!. garabsaarid  egg garabsaar.
garabsad  ld garabsash.
garabsasho  eeg garabso. ld garabsad, garabs.
garabsi  ld garabsash.
garabsii  Cid taakulay.
garabsiin  eeg garabsi.
garabso  1. Cid garab ka dhigasho. 2. Wax garab saarash.
garabtaag  Fidinta gorayo, cantalaay iwm ay baalka fidiyaan; is g.: qof taageeri.
garabtaagan  Wax, wax taageeraya ahaansho (cid.
garabtaagid  eeg garabtaa.
garabtaagnaan  eeg garabtaagan. ld garabtaagnaansh.
garabtaagnaansho  ld garabtaagnaa.
garabweyn  Neef ishkin ah oo rimay la'aan ku dhaafay da'dii ay rimi lahay.
garabyeel1  Garab u noqod; taageero; hiill. garabyeel2  Gacanqabasho; taageero sii. garabyeelid  eeg garabyeel.
garac1  (garac/-cyo, m.dh) Ilmo aan meher ku dhalan; wacal; wece. garac2  ld garc. garacad  Gabar aan meher xalaal ah ku dhala.
garad  ld garash.
garaddax  Nooc xamaaratada ka mid ah oo leh dabo shanle u eg oo dhadhaabaha gasha; dabasaqa.
garaggaro  Caws waaweyn oo abjadyada iwm laga sameeyo. ld gargar.
garan1  Hu'hoosaad qafiif ah oo shaatiga laga hoos gashado si uu dhididka uga ilaaliy. garan2  Wax qaarka hore midab ku leh ahaansho (ri'). garanayt  (jool.) Dhadhaabo wiriqyadeedu waaweynyihiin oo dhulka hoostiisa ku adkaata. Macaadinta “quartz” iyo “feldspar” iyo kuwo kale ayaa dhadhaabtaan laga helaa. G.ku wuxuu ka mid yahay dhadhaabaha ugu adag uguna adkaysi badan, waa kan loogu heli ogyahay dhadhaab shiileedda hoose, waana dhadhaabta ugu badan dhulk.
garangar1  1. Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto. 2. Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha. ld garaangar, garaangir, giraan, giraangir, girangir. garangar2  Wax si dilindillo ah u socosho. ld garaangar², garaangir², giraangir², giringir. garangari  Wax wareegsan dilindillayn. ld garaangari, garaangiri, giraangiri, girangiri, gi.
garangarid  garangar². ld garaangarid, garaangirid, giraangirid, giringiri.
page : 37 of 102
<< < 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 > >>