qooqaar (1) ld qarqoor¹, qarqoorid.
qooqaar (2) Gowriir; qanqood. ld qoo qaarid.
qooqaar (3) ld qarqoor².
qooqaar (4) Gowriirid.
qooqaarasho eeg qooqaaro.
qooqaarid (1) ld qarqoorid.
qooqaarid (2) eeg qooqaar². ld qoo qaar¹.
qooqaaro 1. Arrin la tashi dad kale u baahan, qof keligii qorsheysasho. 2. Xero xoolaad sameysasho.
qooqaarsasho eeg qooqaarso.
qooqaarso Ku q.: wax ku dul qandoodsasho.
qooqan 1. Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho. 2. Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho. 3. Qof kibir badan ahaansho. 4. Gabar wax galmo u baahan ahaansho.
qooqid eeg qooq².
qooqnaan eeg qooqan. ld qooqnaansho.
qooqnaansho ld qooqnaan.
qoor (1) 1. Luqun, sur, tun, marmar. 2. (-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn.
qoor (2) 1. Xoolo lab oo aan la dhufaanin. 2. Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.
qooraansad ld qooraansasho.
qooraansasho eeg qooraanso. ld qooraansad, qooraansi.
qooraansi ld qooraansasho.
qooraanso Wax eegid iyadoo qaarka sare kor loo qaadayo.
qooraar (1) Habka geelu u istaago marka uu kaadinayo.
qooraar (2) Neef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.
qooraarid eeg qooraar². ld qooraarsad, qoraarsasho, qooraarsi.
qooraarsad ld qooraarid.
qooraarsasho eeg qooraarso. ld qooraarid.
qooraarsi ld qooraarid.
qooraarso ld qoraar².
qoorad ld qoorasho.
qooradheere Shumbul.
qooraggoo 1. Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn. 2. Si cadaawad leh u dagaalamid.
<< < 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 > >>