Ereyga Maanta: meereysan
dhafnaanshold dhafnaan.
dhafoorMeesha godan ee u dhexeysa isha iyo dhegta dadka.
dhafoorshiidSummad geel oo laba barood oo dab ah oo dhaforrada lagu dhigo.
dhafri1. Cid inay dhafarto ku kalifid.2. Xarig dhafar ah awr ku dhejin.
dhafrideeg dhafar³. ld dhafar¹ (3).
dhafrineeg dhafri. ld dhafris.
dhafrisld dhafrin.
dhafrisanWax la dhafriyay ahaansho.
dhafrisanaaneeg dhafrisan. ld dhafrisanaansho.
dhafrisanaanshold dhafrisanaan.
dhagCod lagu muujiyo dilka.
dhagaatild dhegaati.
dhagadhaalDhul ka kooban meel dhagax ah iyo meel ciid ah oo kala qaybsan.
dhagar1Khayaano.
dhagar2Khayaano cid ku samayn.
dhagarleyHaweeney dhagar badan. ld dhagarrey.
dhagarlowld dhagarqabe.
dhagarqabeQof cid dhagar ka galay. ld dhagarlow, dhagarre, dhagarrow.
dhagarreld dhagarqabe.
dhagarreyld dhagarley.
dhagarrowld dhagarqabe.
dhagaxAdke yaryar iyo waaweyn leh, buuraha ama dhulkahoose laga helo oo wax lagu dhisto.
dhagax-aboodiDhagax gaar ah oo la aaminsanyahay inuu daawo leeyahay.
dhagax-burbur-kiimikaad(kiim.) Burburka ku dhaca dhadhaabaha ee ka dhasha falgalka kiimikaad.
dhagax-cas(jool.) Dhadhaabo cas oo dhagax burburku uu soo saaro. Si weyn waxaa looga helaa gobollada kulaaleyda hursan, dh.c.ka waxaa ku jira ogsaydhyada bir iyo aluminiyam oo la biyo saaray.
dhagax-loolDhagax madow, xanaf leh oo birta lagu afeeyo; lisin.
dhagax-madoobe (jool.) Dhagax ka mid ah dhadhaabaha faraha badan oo loo yaqaanno hadhaabo dhalan rogan.
dhagax-madowNooc ka mid ah dhagaxa adag, laga helo buuraha qaarkood oo markuu isku dhaco dab ka baxo.
dhagax-nuuradeed(jool.) Dhagax ay muhiimtahay inuu ka koobnaado 50% kaalshiyam kaarbonayt.
dhagax-xameetiyeed(daaw.) Wax adag oo ka sameysan midableyda xameytida, kolesterool, iyo cusbo kaalshum, kuna sameysmi kara xameytihaysta.
<< < 86 87 88 89 90 91 92 93 94 95 96 > >>