Ereyga Maanta: yeeg-bisaliim
dharasoobideeg dharasow². ld dharasow¹.
dharasow1Jilcidda qof jirkiisu jilco da'awgeed. ld dharasoobid.
dharasow2Qof da'awgeed, wax jirkiisu jilcay noqosho.
dharayneeg dharee.
dharbaax1ld dharbaaxo.
dharbaax2Wax dharbaaxo ku dhufasho. ld dharbaaxee, dhirbaax², dhirbaaxee.
dharbaaxaynld dharbaaxid.
dharbaaxaysanQof la dharbaaxay ahaansho. ld dhirbaaxaysan.
dharbaaxaysnaaneeg dharbaaxaysan. ld dharbaaxaysnaansho, dhirbaaxaysnaan.
dharbaaxaysnaanshold dharbaaxaysnaan.
dharbaaxeeld dharbaax².
dharbaaxideeg dharbaax². ld dharbaaxayn, dhirbaaxayn, dhirbaaxid.
dharbaaxoSacab furan oo si xoog leh wax loogu dhufto. ld dharbaax¹, dhirbaax¹, dhirbaaxo.
dharbeelQof arradid.
dharbeelideeg dharbeel.
dharbi1. Biyo yar wax ku qoyn. 2. Qof ulayn. 3. ld dharki.
dharbin1. ld dharbis. eeg dharbi. 2. ld dharqin.
dharbisld dharbin.
dharcadQayb booliska ka mid ah oo u qaybsan dambi baarista oo labbis caadi ah qaata.
dhardhaar11. Dhagxaanta dabka ku wareegsan oo dheriga wax lagu karinayo la korsaaro midkood. 2. Dhagax weyn oo la qaadi karo. 3. ld dhardhaarid. ld dhadhaar¹.
dhardhaar2Naxash.
dhardhaar3(xis.) Weedh ama hawraar loo qaatay run iyada oo aan la caddeyn, taas oo laga sii diiri karo weedho ama aragtiyo kale. Marka xisaabi la caddeynayo dhadhaarradu badanaaba waxa ay yihiin qaacidooyin la yaqaan oo sidooda loo qaato, maxaa yeelay caddeyntooda ayaa hore loo dhisay.
dhardhaar4Weel wax lagu karinayo dhagxaan u dhigid. ld dhadhaar².
dhardhaaradld dhardhaarasho.
dhardhaaranWeel wax lagu karinayo, wax la dhardhaaray ahaansho. ld dhadhaaran.
dhardhaarashoeeg dhardhaaro. ld dhadhaarad, dhadhaarasho, dhadhaa- rad.
dhardhaarideeg dhardhaar². ld dhadhaar¹, dhadhaarid, dhardhaar¹.
dhardhaarnaaneeg dhardhaaran. ld dhadhaarnaan, dhadhaarnaansho, dhardhaarnaansho.
dhardhaarnaanshold dhardhaar- naan.
dhardhaaroWeel wax lagu karinayo dhardhaar u samaysasho. ld dhadharo.
<< < 106 107 108 109 110 111 112 113 114 115 116 > >>