Ereyga Maanta: sargoosasho
raarac (1) 1. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid.
raarac (2) Wax meel sare ka soo laallaadid.
raaracan (1) ld raa-racsan¹.
raaracan (2) ld raa-racsan².
raaracmid ld raaracsamid.
raaracnaan ld raaracsanaan.
raaracnaansho ld raaracsanaan.
raaracsad ld raaracsasho.
raaracsamid eeg raaracsan¹. ld raa-racmid.
raaracsan (1) Wax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan¹.
raaracsan (2) Wax meel ka soo laallaada ahaansho. ld raaracan².
raaracsanaan eeg raaracsan². ld raaracnaan, raaracnaansho, raaracsa-naansho.
raaracsanaansho ld raaracsanaan.
raaracsasho eeg raaracso. ld raaracsad, raaracsi.
raaracsi ld raaracsasho.
raaracso Wax meel ka laallaadsasho.
raaran (1) Wax la raaray noqosho.
raaran (2) Wax meel sare saaran ahaansho.
raarasho eeg raaro.
raarbiyood Raar meydka lagu dhaqo.
raarcaw Raar yar oo caws laga sameeyey oo la goglado.
raardhisme Raar weyn oo loo sameeyo in aqalka lagu dado.
raargogol Raar si gaar loo sameeyo oo loogu talo galo in la goglado.
raari 1. Nooc bariiska ka mid ah oo ka baxa waddanka Barma. 2. Meel dhir dhaadheer oo badan leh.
raarici Wax meel sare ka soo laallaadin.
raaricid eeg raarac². ld raarac¹ (2).
raaricin eeg raarici. ld raaricis.
raaricis ld raaracin.
raarid (1) eeg raar³.
raarid (2) 1. Ka r.: wax meel sare ka soo daaddejin. 2. Ka r.: cid wax fahansiin.
<< < 1244 1245 1246 1247 1248 1249 1250 1251 1252 1253 1254 > >>