Ereyga Maanta: shirbin
dhufatold dafo.
dhufaysHog dhulka laga jeexo oo askaruhu waqtiga dagaalka xabbadda kaga gabbadaan.
dhufold dhifo.
dhufsadld dhifsasho.
dhufsane1. (xis.) Tiro ama tibaax la mid ah taranka tiro ama tibaax la isa siiyey iyo tiro ama tibaax kale. Tus. “6 waa dhufsane 2”. 2. Tiro ama tibax isirkeedu yahay tiro la isa siiyay ama tibaax. Tus. “26 waa dhufsane 13”.
dhufsane ay wadaagaanTiro dhufsane u ah laba ama dhowr tiro oo kale. Tusaale ahaan, 100 waa dhufsanaha ay wadagaan 5,25 iyo 50.
dhufsane-yaraha ay wadaagaan(xis.) Dhufsanayaasha ay wadaagaan laba ama dhawr tiro midka ugu yar waxa la yiraahdaa dhufsane yaraha ay wadaagaan tirooyinkaas. Waxa loo soo gaabiyaa 0 dh.y.w.
dhufsashold dhifsasho.
dhufsold dhifso.
dhuftinld dhifsasho.
dhug1. Maan; caqli. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaqa. 3. Nishaab fiican. 4. ld dhugato.
dhugadld dhugasho.
dhugashoeeg dhugo. ld dhugad.
dhugatoCudur geela sambabbada kaga dhaca oo qufac badan leh. ld dhug (4), dhugmo (3).
dhugatoobideeg dhugatow.
dhugatowDhugato qaadid (geel).
dhugaysadld dhugaysasho.
dhugaysashoeeg dhugayso. ld dhugaysad.
dhugayso1. (f.g) Wax nishaabid. 2. (f.mg) Dhukaan qaadid (geel). 3. (f.mg) Garaad yeelasho (qof).
dhugbadan1. Caqli weyn lahaansho. 2. Nishaab fiican lahaansho.
dhugbadnaaneeg dhugbadan. ld dhugbadnaansho.
dhugbadnaanshold dhugbadnaan.
dhugcideeg dhuguc². ld dhuguc¹ (2).
dhugdhugleGaadiid yar oo laba shaag iyo matoor leh oo hal qof ama laba qaadi kara. ld dhugdhugley.
dhugdhugleyld dhugdhugle.
dhugiHarag ari oo sida maro loo tolay. ld dhuu.
dhugla'aanAxmaqnimo; maahsanaan.
dhuglaaweQof aan caqli badan lahayn; dhoohan.
dhugmarDh. ah: neef geel ah oo dhugi ku dhacday oo ka biskooday ee guri noqday.
dhugmo1. Fiiro. 2. ld dhug (1). Caqli weyn. 3. ld dhugato.
<< < 151 152 153 154 155 156 157 158 159 160 161 > >>