Ereyga Maanta: dhaniimid
bakhayl (1) Nin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabcaal. ld bakhiil¹.
bakhayl (2) ku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil².
bakhaylad Naag hantida wax aad u yar ka bixisa.
bakhaylid eeg bakhayl². ld bakhiilid.
bakhaylnimo Bakhayl ahaansho. ld bakhiilnimo.
bakhiil (1) ld bakhayl¹.
bakhiil (2) ld bakhayl².
bakhiilid ld bakhaylid.
bakhiilnimo ld bakhaylnimo.
bakhti (1) ld baqti¹.
bakhti (2) ld baqti².
bakhti-afuuf (1) ld baqti-afuuf¹.
bakhti-afuuf (2) ld baqti-afuuf².
bakhti-afuufid ld baqti-afuufid.
bakhti-ku-baxe (baay.) Geed ama noole kasta oo ili-ma-aragtay ah ee quuta maatarka orgaanikada bakhtiga ah. Bakhti-ku-baxayaasha badankoodu waa bakteeriyo iyo fungi.
bakhtifuul ld baqtifuul.
bakhtiggowrac (1) ld baqtiggowrac¹.
bakhtiggowrac (2) ld baqtiggowrac².
bakhtiggowracid ld baqtiggowracid.
bakhtii ld baqtii.
bakhtiiji ld baqtii.
bakhtiijin ld baqtiin.
bakhtiijis ld baqtiin.
bakhtiin ld baqtiin.
bakhtiis ld baqtiin.
bakhtijiid (1) ld baqtijiid¹.
bakhtijiid (2) ld baqtijiid².
bakhtijiidid ld baqtijiidid.
bakhtijiidis ld baqtijiidid.
bakhtiquf (1) ld baqtiquf¹.
<< < 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 > >>