caallirsanaaneeg caallirsan. ld caallirsanaansho.
caallirsanaanshold caallirsanaan.
caalqaadadld caalqaadasho.
caalqaadashoeeg caalqaado. ld caalqaadad.
caalqaadoArrin u hoggaansamid awood la'aan awgeed.
caalsaar1Nuujinta neef irmaani uu nuujiyo canug uu dhalay oo meel ku xiran. ld caalsaarree (1).
caalsaar2Neef irmaan ilmihiisa oo meel ku xiran nuujin. ld caalsaaree (1).
caalsaaradld caalsaarasho.
caalsaarashoeeg caalsaaro. ld caalsaarad.
caalsaarayneeg caalsaaree. ld caalsaarays.
caalsaaraysld caalsaarayn.
caalsaare1. ld caalsaar¹. 2. Qori barta shiishka xabbad kor uga kaca.
caalsaaree1. ld caalsaar². 2. Qori, xabbad barta shiishka kor uga qaadid.
caalsaarideeg caalsaar².
caalsaaroNeef irmaan caalsaar samayn.
caalwaa11. Karti iyo xoog uu wax ku qabto la'. 2. ld caalwaayid.
caalwaa2Tabar iyo awood arrin wax lagaga qabto waayid.
caalwaayideeg caalwaa². ld caalwaa¹ (2).
caamC. ah: wax guud ahaaneed oo dad badan u dhexeeyo.
caambaxKu c.: qof wax caan ku noqosho.
caambixideeg caambax.
caamnimoCaam ahaansho.
caamo1. Dad aan wax qori karin waxna akhrin karin. 2. Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon badan u lahayn.
caanC. ah: wax dad badani yaqaan.
caanacasoCaano xoolaad ama haween oo aan nafaqo lahayn.
caanadLacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban senti.
caanaddiid11. C. ah: waqtiga barwaa- qada qofka caanaha dhami kari waayay, markay ku keliyaysteen. 2. ld caanadiidid.
caanaddiid2Waqti barwaaqo ah, caano dhami waayid.
caanaddiidideeg caanaddiid². ld caanadiid¹ (1).
caanaddiiq1Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanateelley, caanooley (1).
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 > >>