Ereyga Maanta: xuubka saynuufiyal
isboorti Madaddaalo ciyaareed oo xeerar leh iyo qawaaniin oo lagu tartamo.
isbuturi Caro iyo islaweynaan awgeed gaar u bixid (qof).
isbuturin eeg isbuturi. ld isbuturis.
isbuturis ld isbuturin.
iscaddiir Wax si toos ah u abbaarid.
iscaddiirid eeg iscaddiir.
iscasil Qof jago iwm oo uu hayey iskiis u wareejin.
iscasilaad Xil iska wareejinta qof uu iskiis isaga wareejiyo jago iwm oo uu hayey.
iscasilid eeg iscasil.
isciilkaabi (1) Is-hiifidda ama ka shallaynta khalad la sameeyey.
isciilkaabi (2) 1. Khalad la sameeyey dartii is-hiifid. 2. Caro darteed faruuryo-qaniinid.
isciilkaabin eeg isciilkaabi². ld isciilkaabiyid.
isciilkaabiyid ld isciilaambin.
isdaafac (1) Baadbaadinta qof naftiisa ka badbaadiya halis ku soo fool leh. ld isdifaac¹.
isdaafac (2) Dhibaato iska badbaadin. ld isdifaac².
isdaafacid eeg isdaafac². ld isdi-faacid.
isdabaggal (1) Socod nafley badan ay socoto oo midka mid ka dambeeyo.
isdabaggal (2) Nafley badan oo socota midba mid ka dambeysa.
isdabaggeli Nafley midba midka kale gadaashiisa ku aaddin.
isdabaggelid eeg isdabaggal².
isdabaggelin eeg isdabaggeli.
isdabamar (1) 1. Isdhaafidda ay laba wax ama ka badan ay isu dhaafaan jihooyinka isku lid ah. 2. Khayaano. ld isdabammar¹.
isdabamar (2) 1. Wax isku qaldamid. 2. Laba wax ama ka badan jihooyin isku lid ah isu dhaafid. ld isdabammar².
isdabamari Wax isku qaldid. ld isdabammari.
isdabamarid eeg isdabamar². ld isdabammarid.
isdabamarin eeg isdabamari. ld isdabamaris, isdabammarin, isdabam-maris.
isdabamaris ld isdabamarin.
isdabammar (1) ld isdabamar1.
isdabammar (2) ld isda-bamar².
isdabammari ld isda-bamari.
<< < 794 795 796 797 798 799 800 801 802 803 804 > >>