dardhashoeeg dardho². ld dardhad.
dardhaysanWax aad u dhaxamaysan ahaansho (nafley).
dardhaysnaaneeg dardhaysan. ld dardhaysnaansho.
dardhaysnaanshold dardhaysnaan.
dardho1Dhaxan badan.
dardho2Dhaxan aad u badan la gariirid (nafley).
dareeNafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.
dareeme1. Xubnaha dareenka jirka mid ka mid ah. 2. Xididdada nafleyda ee isku xira xangullaha iyo maskaxda. 3. ld dareemo.
dareeme-kiimikaad(baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar ah. Noolayaashaas unug badanleydo ah waxay u tebiyaan wararka dareemaha dareen wadayaasha. Tusaale ahaan waxa ka mid ah ruqur dhadhannada.
dareemideeg dareen².
dareemoCaws dhaadheer, oo ka baxa bannaanka iyo dooxoyinka oo gammaanka, geelu jecelyihiin. ld dareeme (3), dureeme, dureemo.
dareen11. Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed. 2. War dhiilo leh. 3. Tuhun; shaki.
dareen21. Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho. 2. Wax tuhmid.
dareen-indheed(c.nafl.) Qaybta ugu yaryar saddexda qaybood ee dareenwada tirijeemin waxay soo qaaddaa dareenka kuuska isha, xuubka isha iyo qanjirka ilmada; waxay ka soo qaaddaa oo kale qayb yar oo sanka gudihiisa ka mid ah iyo maqaarka sanka sunniyaha iyo maqaarka madaxa.
dareen-xanuun(daaw.) Xanuun aad u daran oo gubasho ah ama mudid ah oo badanaa raaca lareemayaasha.
dareensadld dareensasho.
dareensanWax, wax dareemay ahaansho.
dareensanaaneeg dareensan. ld dareensanaansho.
dareensanaanshold dareensanaan.
dareensashoeeg dareenso. ld dareensad, dareensi.
dareensild dareensasho.
dareensiiCid, xog ka maqnayd garansiin.
dareensiineeg dareensii.
dareensoCid, wax sharaysasho.
dareenwade(c.nafl.)Xidhmo nudo ah oo ka kooban miiqaq darenwade iyo nudo tiiriya, kuwaas oo ku dhex xidhan kiish ah nudo isku xidhayaal. Dareenwadayaashu waxay ku xidhaan habdhiska dareenwadka dhexe orgaannada iyo nudaha jidhka.
dareer1Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.
dareer21. Hoore si aan kala go'lahayn u socosho. 2. Nafley meel ay tuurnayd ka dhaqaaqid. ld dureer².
dareeri1. ld dureeri. Nafley, meel ay tuurnayd ka dhaqaajin. 2. Hilib dareerin ka dhigid. 3. Si dhaqso ah oo aan hakad lahayn wax u akhrin.
dareerideeg dareer². ld dareer¹, dureer¹, dureerid.
dareerin1eeg dareeri. ld dareeris¹, dureerin.
<< < 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 > >>