Ereyga Maanta: mucatab
dawaarleNinka dharka tola ama fasila. ld dawaarwale.
dawaaroLo'yaryar, gaagaaban oo aan caano badnayn.
dawaarwaleld dawaarle.
dawacDawacada keeda lab.
dawacamadowld dacawamadow.
dawaco1. Dugaag hilib ku noolka ka mid ah, eyga u eg kase yar oo ariga laaya. 2. Dawacada midkeeda dheddig. ld dacawo, dayo¹ (2).
dawakh1ld dawakhid.
dawakh2Madax wareer dartiis wax la kala garan waayid.
dawakhaadMadax wareer wax la kala garan waayo.
dawakhiQof, madax wareer ku ridid. ld dawikhi.
dawakhideeg dawakh². ld dawakh¹, dawikhid.
dawakhineeg dawakhi. ld dawikhin.
dawakhsanQof madax wareer hayo ahaansho.
dawakhsanaaneeg dawakhsan. ld dawakhsanaansho.
dawakhsanaanshold dawakhsanaan.
dawan1. Koor yar, bir ka samaysan oo gammaanka loo xiro. 2. Qalab bir ah, laga dhawaajiyo marka xisada dugsida billaabanayaan ama dhammaanayaan.
dawar1ld dawarid.
dawar21. (f.g) Baryo iyo yabooh u wareegid. 2. (f.g) Markab ama doon washirid. 3. (f.mg) Markab ama doon leexin. ld dewer².
dawariWax dhumay baadi goobid. ld daweri, dawri, deweri.
dawarideeg dawar². ld dawar¹, dewer¹, dewerid.
dawarineeg dawari. ld dawerin, dawrin, dewerin.
dawarsadld dawarsasho.
dawarsashoeeg dawarso. ld dawarsad, dawarsi, dewersad, dewersasho, dewersi.
dawarsild dawarsasho.
dawarsoDawarsi samayn (qof). ld dewerso.
dawaxKu d.: cid ku maadeysasho.
dawaxaarDawo xoolaad budo ah oo reer miyigu dadka uga daaweeyaan cudurrada caloosha, sida xundhurta, tiifaha iwm.
dawdabi1. Caano, biyo iwm si dhaqso leh u cabbid. 2. Hal si dhaqso leh u lisid.
dawdabineeg dawdabi.
dawdar1ld dowddar¹; dawdarid.
<< < 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 > >>