dhaqaysToogashada bar astaysan la toogto.
dhaqaysadld dhaqaysasho.
dhaqaysashoeeg dhaqayso. ld dhaqaysad, dhaqaysi.
dhaqaysild dhaqaysasho.
dhaqaysoBar astaysan toog ku barasho.
dhaqdhaq11. Wax yar oo dufan ah ama caano ama biyo ama wax la mid ah oo wax lagu agloolo ama lagu xalo. 2. Caano ama biyo yar oo weel salkiisa ku haray. 3. ld dhaqdhaqid.
dhaqdhaq2Dhawr jeer biyo ku xalid.
dhaqdhaqideeg dhaqdhaq². ld dhaqdhaq¹ (3).
dhaqdhaqsashoeeg dhaqdhaqso.
dhaqdhaqsoDegdegid; ku dheerayn.
dhaqideeg dhaq. ld dhiqid.
dhaqlayneeg dhaqlee. ld dhaqlays.
dhaqlaysld dhaqlayn.
dhaqleeSi kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid.
dhaqmaad11. Dhaqmidda; asluub; nolol. 2. Wax la isticmaalay, wax aan cusub ahayn.
dhaqmaad2Dhaddig dad ama xoolo oo aan weli dhalmaddeyn. ld dhaqmaati.
dhaqmaatild dhaqmaad².
dhaqmideeg dhaqan².
dhaqmoHab wax loo dhaqo.
dhaqnaaneeg dhaqan³. ld dhaqnaansho.
dhaqnaanshold dhaqnaan.
dhaqo1. Wax si fiican u maamulasho. 2. Wax mayrasho.
dhaqsad1. ld dhakhsiinyo, dhakhso¹, dhaqsiinyo, dhaqso 1. Degdeg; welwel. 2. ld dhaqsasho. ld dhakhsad.
dhaqsashoeeg dhaqso. ld dhakhsad, dhakhsasho, dhakhsi, dhaqsad (2), dhaqsi.
dhaqsild dhaqsasho.
dhaqsiinyold dhaqsad (1).
dhaqso11. (fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh. 2. ld dhaqsad.
dhaqso2Hawl qabashadeeda deddejin. ld dhakhso².
dhaqsooliFarax la boodboodid.
dhaqsoolineeg dhaqsooli. ld dhaqsoolis.
<< < 103 104 105 106 107 108 109 110 111 112 113 > >>