Ereyga Maanta: hadwasho
nacayn eeg nacee.
nacdal (1) ld nacalad¹.
nacdal (2) ld nacalad².
nacdalid ld nacaladid.
nacdallee ld nacaladee.
nacdalleyn ld nacaladeyn.
nacdalleysan ld nacaladeysan.
nacdalleysnaan ld nacaladeysnaan.
nacdalleysnaansho ld nacaladeysnaan.
nacdiir Nacayb weyn oo cid loo hayo; nac.
nacee Cid wax ku dhibid.
nacfi (1) 1. Wax faa'iido leh. 2. Cunto waxtar leh. ld nafac, nafci.
nacfi (2) Ku n.: xoolo, qalab iwm si looga faa'iidaysto u adeegsasho.
nacfiyid eeg nacfi².
nacnac (1) Macmacaan yaryar udgoon oo la muudsado.
nacnac (2) Hadal badan oo aan macno lahayn.
nacnaclee Si aan macno lahayn u hadlid.
nacnacleyn eeg nacnaclee.
nacsii Cid wax ay rabtay in ay nacdo gayeysiin.
nacsiin eeg nacsii.
nadaafad ld nadaafo.
nadaafo Uskag iyo wasakh la'aan. ld nadaafad.
nadaam ld nidaam.
nadaam-la'aan ld nidaamdarro.
nadaamdarro ld nidaamdarro.
nadaami ld nidaami.
nadaamin ld nidaamin.
nadaamla'aan ld nidaamla'aan.
nadaamsan ld nidaamsan.
nadaamsanaan ld nidaamsanaan.
<< < 1118 1119 1120 1121 1122 1123 1124 1125 1126 1127 1128 > >>

