dhulubKoob yar oo aan dheg lahayn; bilaale, murbay.
dhululub(xis.) Adke ku soohdimaysan dul dhululubaysan iyo laba sallax oo barbarro ah, ama dusha adkahan oo kale.
dhululuboKoombo.
dhuluuluc1Finan yaryar, aan xanuun lahayn oo riyaha dushooda ka soo baxa marka roob badani ku da'o. ld dhuluulux¹.
dhuluuluc2Dhuluuluc yeelasho (riyo). ld dhuluulux².
dhuluulucideeg dhuluuluc². ld dhuluuluxid.
dhuluulux1ld dhuluuluc¹.
dhuluulux2ld dhuluuluc².
dhuluuluxidld dhuluulucid.
dhulxaarDhulfiiq.
dhumbadld yumbasho.
dhumbashold yumbasho.
dhumbild yumbi.
dhumbinld yumbin.
dhumbold yumbo.
dhumi1. Wax baadiyeyn. 2. Biyo weel dardarid.
dhumideeg dhun.
dhumineeg dhumi.
dhummay(dhummay, m.dh) Geed-abaareed ay maygaagga isku bahyihiin oo laamo dhuudhuuban iyo caleemo yaryar leh.
dhumucInta wax dherer leh, siman ballarkiisa ama weynaantiisu le'egtahay.
dhumuqLaf-dhabarta afkeeda hoose.
dhunWax baadiyoobay ama hallaabay noqosho.
dhunjiCunaha marin iyadoo caloosha loo riixayo (cunno, cabitaan iwm).
dhunjineeg dhunji. ld dhunjis, dhunxin, dhunxis.
dhunjisld dhunjin.
dhunkaal1. Geed-nugeyl gaaban, cad, oo caleemo balballaaran oo xooluhu jecelyihiin leh, oo xabagtiisu sun tahay. 2. Xabagta dhunkaasha ee sunta ah.
dhunkadld dhunkasho.
dhunkasho1. eeg dhunko. 2. Shummis. ld dhunkad.
dhunkoBushimaha cid kale ku taabasho kalgacayl ama xurmo awgeed.
dhunkuluulux1Dh. ah: cunto aad loo kariyey oo muudmuudday.
<< < 154 155 156 157 158 159 160 161 162 163 164 > >>