Ereyga Maanta: hiilley
darankutaalNooc daranta ka mid ah.
daranmadowNooc daranta ka mid ah, gaagaaban, oo midabkeedu madowyahay.
daranyoDacdarro.
daranyooDacdarro la kulmid.
daranyoodeeg daranyoo.
darar11. Caano badan oo candho xoolaad ku yaal. 2. ld dararid.
darar2Neef xoolo ah candhadiisa caano badan ka muuqasho.
darariNeef xoola ah nafaqo uu ku dararo siin.
dararideeg darar². ld darar¹ (2).
dararineeg darari.
dararsashoeeg dararso.
dararsoNeef xoolo ah darar ka maalid.
darasQof boorane ku kacsanyahay oo aan weli laga tumin.
darashoeeg daro².
daratoCudur halis ah sambabada idaha ku dhaca oo diif iyo qufac badan leh.
daraxD. ah: markab ama doon aan waxba saarrayn.
darayGeed weyn, ka baxa biyamareennada iyo qararka webiyada oo miro waaweyn, macaan oo la cuno leh; mukay.
darayneeg daree.
darbaalMaro weyn, adag oo baabuurta aqallada iwm roobka looga dado; shiraaq.
darbad1. Dabayl xoog leh oo ka dhacda badda. 2. Xumad badan. 3. ld darbo¹.
darbadayneeg darbadee.
darbadeeLaadid (kubbadda cagta).
darban1. Wax diyaar ah ahaansho. 2. Wax aleel lagu qurxiyey ahaansho.
darbanaaneeg darban. ld darbanaansho.
darbanaanshold darbanaan.
darbashoeeg darbo².
darbayneeg darbee.
darbee1. Kubbad si xoog leh u laadid. 2. Khayaano faa'iido weyn ku helid.
darbi1ld derbi.
darbi2Cunto la iidaamay gacanta ku cunid. ld sarbi.
<< < 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 > >>