dhakool2Qof, meel cidla'ah iska taagnaansho ama ka dhisnaansho.
dhakoolideeg dhakool². ld dhakool¹.
dhal11. Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo. 2. Firfir yaryar oo subag ah oo ay yeeshaan caano la lulayo.
dhal21. (f.g) Nafley rimman ubad dihasho. 2. (f.g) Geed miro iwm yeelasho. 3. (f.g) Caano la lulay subag yeelasho. 4. (f.mg) Ilmo if imaan. Tus. “Wiil baa dhashay”.
dhalaad(daaw.) Caddaadka isha birteeda taaso keenta aragga oo xumaada.
dhalaal1Iftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays ku dhaco. ld dhalal¹.
dhalaal21. Muuqaal ifaaya yeelasho. 2. Dareere noqosho (adke). 3. Ka soo dh.: qof, hawl loo xilsaaray sidii la rabey u fulin. ld dhalal².
dhalaaliWax dhalaalaya ka dhigid. ld dhalali.
dhalaalideeg dhalaal². ld dhalalid.
dhalaalin1eeg dhalaali. ld dhalaalis, dhalalin.
dhalaalin2(fiis.) Dariiqada ama habka adke loogu beddelo hoor iyadoo la adeegsanayo kul iyo cadaadis.
dhalaalisld dhalaalin.
dhalaalisoQabow aad u xun. ld dhalaalyo, dhalaliso.
dhalaalo1. Caano iyo subag la isku daro oo carruurta yaryar la siiyo. 2. ld dhalaalyo, dhalalyo. Xanuun ilkaha laga dareemo marka ay la kulmaan wax qabow, macaan iwm. ld dhalalo.
dhalaalyold dhalaaliso; dhalaalo.
dhalaandhiloLaba ciddiyood oo qoobabka ariga, lo'da iwm korkooda ku yaal oo yaryar.
dhalaandhuux(bot.) Geed gaab ciinka u eg, aan caleen lahayn, laamo xubno leh yeesha iyo canano indhaha lagu daweeyo. ld dhallaandhuux.
dhalaashanWax la dhalaalshay ahaansho.
dhalaashanaaneeg dhalaashan. ld dhalaashanaansho.
dhalaashanaanshold dhalaashanaan.
dhalad1. D. ah: qof fir wanaangsan ka soo jeeda. 2. ld dhalasho.
dhalal1ld dhalaal¹.
dhalal2ld dhalaal².
dhalalild dhalaali.
dhalalidld dhalaalid.
dhalalinld dhalaalin.
dhalalisold dhalaaliso.
dhalalold dhalaalo.
dhalalyold dhalaalo.
dhalan1. Dabeecad. 2. Dir, fir, sinji. 3. Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.
<< < 89 90 91 92 93 94 95 96 97 98 99 > >>