dadnaanshold dednaan.
dadnimoDad ahaansho.
dadoobideeg dadow.
dadowDad noqosho.
dadqaadD. ah: libaax ama waraabe halis ah oo hilibka dadka ku nool.
dadqaadnimoDadqaad ahaansho.
dadqalNin hilibka dadka cuna.
dadqaladDadqalnimo.
dadqaladnimold dadqalnimo.
dadqalatanimoDadqalato ahaansho.
dadqalato1. Naag dadka qalata oo hilibkiisa cunta. 2. (m.u) Koox dad ah oo hilibka dadka cunta.
dadqalnimoDadqal ahaansho. ld dadqaladnimo.
dadweyneUmmad inteeda la xukumo ee aan maamulka siyasiga wax ka hayn.
dadyahanNafley dadka qalata oo hilibkiisa cunta.
daf1(muus.)Durbaan yar oo shulushyo bir ah leh.
daf2Cod tilmaama socod ama dhawaaq kedis ah.
daf3Ka d.: wax si kedis ah u dhufsasho.
dafaarQof sabool ah.
dafacCudur halis ah, sangoror leh oo fardaha ku dhaca. ld darfac, dirfac.
dafcadKoox dad oo hawl wada billaabay ama wada dhammeeyey.
dafdafFal aan deggenaan lahayn ee qof ku kaco.
dafdaflayneeg dafdaflee.
dafdafleQof dafdaf badan; meelo galgal badan.
dafdafleeDafdaf samayn.
dafideeg daf³.
dafir1Diididda run la ogyahay. ld dafirid.
dafir2Run la ogyahay diidid.
dafiraadld dafirid.
dafirideeg dafir². ld dafir¹, dafiraad.
dafoNooc haadda hilib cunka ka mid ah, dheereysa oo si dhaqso leh bahallada yaryar ama hilibka u dhufsata; so'laduul; huunfey. ld dafto, dhifato, dhufato.
<< < 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 > >>