Ereyga Maanta: nohnoh
dhaclaysnaan ld dhaaclaysnaan.
dhaclaysnaansho ld dhaaclaysnaan.
dhacle ld dhaacle.
dhaclee ld dhaaclee.
dhacma-ku-dheg Geesariyoodka.
dhacmaggal Maqal ari oo aad u yar yar. ld dhacamaggal.
dhacmi 1. Ood xaro xoolaad afka ka saarid. 2. Ood weyn, cufan, xero ku adkayn. ld dhacami.
dhacmid eeg dhacan².
dhacmin eeg dhacmi. ld dhacamin, dhacamis.
dhacnaan eeg dhacan³. ld dhacnaansho.
dhacnaansho ld dhacnaan.
dhacsaal (1) Daal aad u badan.
dhacsaal (2) Aad u daalid.
dhacsaalid eeg dhacsaal².
dhacsad ld dhacsasho.
dhacsan 1. Biyo iwm wax heerkay joogeen hoos uga dhacay ahaansho. 2. Daawo, fiiso, iwm wax waqtigii loogu talaggalay dhaafay ahaansho.
dhacsanaan eeg dhacsan. ld dhacsanaansho.
dhacsanaansho ld dhacsanaan.
dhacsasho eeg dhacso. ld dhacsad, dhacsi.
dhacsi ld dhacsasho.
dhacsii Qof wax fahamsiin.
dhacsiin eeg dhacsii. ld dhacsiis.
dhacsiis ld dhacsiin.
dhacso 1. Qof wax laga dhacay xoog ku soo ceshasho. 2. Nirig naas maraq ka furasho.
dhad 1. ld dhar 2. Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax huur u ah noqosho (badar).
dhadaambi (1) ld dhadaambiyid.
dhadaambi (2) Hor iyo gadaal u socosho. ld dharaambi².
dhadaambiyid eeg dhadaambi². ld dhadaambi¹, dharaambi¹, dharaambiyid.
dhaddig ld dheddig.
dhaddigee ld dheddigee.
<< < 359 360 361 362 363 364 365 366 367 368 369 > >>