Ciise kaddib
(Magac Falkaab | Noun Adverb)

(taar.) (C.d.) Waxay sheegaysaa inta sano ama qarni ee laga joogo dhalashadii nebi Ciise.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh Ciise kaddib

waayadii dhexe [m.dh]
(taar.) Wax la xiriira waqtayadii dhexe intii u dhexeeysay 1100 Ciise kaddib gaar ahaan taarikhada Yurub.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg