aabbayaal
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

1. eeg aabbe. 2. Awooweyaashii hore. ld aabbeyaal aabbeyaal

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aabbayaal

farcan [m.l]
1. Aabbayaalkii laga soo unkamay. 2. Badasho; tarmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg