aalkolo
(m.dh)

ld aalkol. aalkol

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aalkolo

aalkol [m.l]
Dareere aan midab lahayn oo dabka qabsan og, boogahana lagu dhaqo. ld aalkolo. aalkolo

catar [m.l] (-rro, m.dh)
Hoore udgoon, la isku carfiyo oo aalkolo lahayn, oo ka kooban saliid iyo waxyaabo kale. ld cadar (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg