aasan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -sanaty; -smi)

Wax cidi aastay noqosho.

aasan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax la aasay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aasan

aasaasan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay)
ld asaasan¹.

aasaasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa,-snayd)
ld asaasan².

aasmid [m.f.dh]
eeg aasan¹.

aasnaan [m.f.dh]
eeg aasan². ld aasnaansho.

asaasan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
Wax asaasan noqosho. Tus. “Dhismihii dugsiga cusub weli ma asaasmin”. ld aasaasan¹.

asaasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la asaasay ahaansho. ld aasaasan².

barashada foosillada [m.dh]
(taar.) Sayniska ku taxalluqa noolaha ciribgo'ay, asalkiisa ha ahaado dhir ama xayawaan, oo la helo haraagoodii oo ku aasan dhadhaabaha.

basaasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax basaasay ahaansho (timo).

aas [m.l]
1. Xabaalidda meydka; ld aasid. 2. Marka aasku madoobaado: waqtiga qorraxdu dhacdo ee iftiinkeeda la waayo; himhiimow, cilcillow.

aas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax dhulka ku xabaalid (dad dhintay); duugid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg