aayakatashi
(m.l)

(siyaa.) Xaqa uu waddan u leeyahay waddan kale in uu kaga xoroobo waddan shisheeye ee haystay, una doorto dawladda uu rabo. ld aayakatalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aayakatashi

aayakatalin [m.dh]
Ka tashiga cidi ka tashato mustaqbalkeeda wixii ay ka yeeli lahayd. ld aayakatashi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg