abaabul
(m.l)ld abaabulid.
abaabul
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ulay, -ushay)Si hannaan ama qaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrin isku duwid, qabanqaabin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaabul ↴
oog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Dab weyn shidid. 2. Dacwo, rabsho iwm abaabulid. 3. Salaad waajibaadkeeda si wanaagsan u fulin.
tabaabulayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tabaabulee. ld tabaabulo, tabaabulshayn, tabaabu-lyayn.
tabaabulyo tabaabulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu-shee, tabaabulyee, tabaabushee.
tabaabulo [m.dh]
ld tabaabulayn.
tabaabulshayn [m.dh]
ld tabaabuleyn.
tabaabulshee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -shaysay)
ld tabaabulee.
tabaabulyayn [m.dh]
ld tabaabulayn.
tabaabulyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
ld tabaabulee.
tabaabulyo [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld tabaabulayn.
abaab [m.l]
ld abaabid; abab¹; ababid.
abaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld abab².