abaabule
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Qof hawl qabanqaabiya; qabanqaabiye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaabule

tabaabulyo tabaabulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu-shee, tabaabulyee, tabaabushee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg