abaahi
(m.l)

Isutagga awrka iyo hasha. ld abaahiyid.

abaahi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

Hal kudid (awr).

Gabaahiir*

Macnaha halkan ku qor / Meel cidlo ah oo an wax dad ah joogin 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaahi

abaahin [m.f.dh]
eeg abaahi². ld abaahiyid.

abaahiqab [m.l]
ld buudhqab.

abaahis [m.l]
ld abaahiyid.

abaahiyid [m.f.dh]
ld abaahi¹, abaahin, abaahis.

abasax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -sixi)
(Hal) wax abaahin u baahan noqosho.

abasaxi [m.l]
1. Baahida ay hal ama qaalin geel ahi u qabto abaahi. 2. A. ah: hal ama qaalin geel oo u baahan abaahi.

abasaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax abaahin u baahan ah ahaansho (hal).

buudhi [m.l]
Qaalin geel ah isbeddel abaahidoon ah oo xubinteeda taranka ka muuqata.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg