abaalceli
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

U a.: abaal la isu galay gudid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaalceli

abaalcelin [m.f.dh]
eeg abaalceli. ld abaalcelis.

abaalcelis [m.l]
ld abaalcelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg