adkow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-kaaday, -kaatay)

1. Wax adag noqosho (wax). 2. Ka a.: wax ka lib helid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adkow

adkaansho [m.f.dh]
eeg adkow. ld adkaan.

calooladkow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-kaaday, -kaatay)
Calool-adayg yeelasho.

dhega-adkow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-kaaday, -kaatay)
Wax dhega-adag noqosho.

gacan-adkow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ku g.: wax hanti ku bakhaylay noqosho (qof).

il-adkow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax dhiirran oo aan gabbasho aqoon noqosho (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg