adna
(Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent)

Magacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi' iyo 'na 2'.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adna

raadqaadnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadqaadan. ld raadqaadnaansho.

raadqaadnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld raadqaadnaan.

xadnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xadan. ld xadnaansho.

xadnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xadnaan.

afbadnaan [m.f.dh]
eeg afbadan. ld afbadnaansho.

afbadnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld afbadnaan.

arradnaan [m.f.dh]
eeg arradan. ld arradnaansho.

arradnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld arradnaan.

badnaan [m.f.dh]
1. ld badnaansho, badni. eeg badan². 2. (fk) Ugu b.: ugu weyn, ugu sarraysa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg