adse
(Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent)

Magacuyaalka qofka labaad oo ka kooban 'adi' iyo 'se'.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adse

gunaanadseeg [m.l]
1. Yaasimin la'aanta uu la kulmo qof dhintay. 2. ld gunaanad- seegid.

gunaanadseeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Qof dhintay, gunaanad waayid.

gunaanadseegid [m.f.dh]
eeg gunaanadseeg². ld gunaanadseeg¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg