adyadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)Cid adyad ku samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adyadee ↴
adyadeyn [m.f.dh]
eeg adyadee.
adyad [m.dh]
Cay iyo aflagaaddo cid aan mutaysan lagu yiraahdo; aabi; faduul.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg